Duqa Muqdisho oo wareegto ku soo saaray Magaca Idaacada G/ Banaadir

0
535

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa lagu beddeley Magacii Idaacadda Codka Gobolka Banaadir waxaana loo Bixiyey Idaacadda Codka Caasimadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here