Duqa Muqdisho oo soo xiray tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee sanadkii hore

0
409

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta soo xiray tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee sanadkii 2020 iyo 2021 ee ka baxay Telefishinka Universal Tv.

Munaasabad ka dhacday xarunta dowlada hoose ee Xamar ayaa abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiiyay schooladii kaalmaha ka galay tartan cilmiyeedkii Ramadaan ee ka baxay Telifinshinka universal kaas oo uu taba galiyay maamulka gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here