Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gunaanaday gellinkii dambe ee shalay shirkii 5-aad ee xeer-ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed, waxaana laga soo saaray war-mutiyeed ka kooban 16-qodob.
Haddaba, Akhriso War-murtiyeedka kasoo baxay shirkan oo socday 20–21 Feberaayo, 2023-ka.















