Agaasinka Caafimaadka G/Banaadir oo sheegay in adeegyada caafimaadka la gaarsiin doono bulshada Muqdisho: SAWIRRO

0
295

Agaasimaha caafimadka Maamulka Gobolka Banaadir Dr. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa xafiiskisa kulan ku saabsan xoojinta shaqada iyo xariirka wada-shaqeyn kula yeeshay hay’adaha ka shaqeeya adeeg bixinta caafimadka ee Gobolka Banaadir.

Agaasimaha ayaa sheegay in Agaasinka Caafimaadka uu xooga saari doono garab-istaaga iyo fududeynta in dhammaan bulshada ku dhaqan Gobolka Banaadir ay helaan adeegyada caafimadka, sidoo kalena la gaarsiyo xerooyinka barakacayasha adeegyada asaasiga ah oo ay u baahan yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here