Wasaaradda caafimaadka DFS oo ka warbixisay heerka uu gaarsiisan yahay caabuqa COVID 19

0
1112

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa  baahisay xogtii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 28 ruux oo ku sugan Muqdisho iyo Hirshabeelle, islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.

2021 Soomaliya: 620, Laga Helay: 28

Banadir: 27, Hirshabelle: 1

Lab: 22, Dhedig: 6, Dhimasho: 2

Tirada Guud ee Laga Helay: 5,013

Bogsashada Guud: 3,733

Dhimashada Guud: 144

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here