Maamulka Degmada Cabdulcasiis oo raashin u qaybiyay Boqollaal ruux oo danyar ah: SAWIRRO

0
316

Maamulka degmada Cabdicasiis ayaa maanta raashin u qaybiyey 500 oo qoys oo dan yar ah, kuwaas oo ka mid ah dadka deegaanka.

Deeqdan oo baahi weyn loo qabay ayaa waxa ay ku soo beegantay xilli ay foodda nagu soo hayso bisha barakeysan Ramadaan.

Qaybinta deeqdan oo uu goobjoog ka ahaa guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda degmada Cabdulcasiis, Mudane Maxamed Xasan ayaa waxaa ka mahad-celiey dadkii deeqda loo qaybiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here