Ra’iisal Wasaare Xamze Oo Qaabilay Safiirka Uk Ee Somalia+Sawiro

0
363

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya, Kate Foster oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka ayaa isla soo qaaday dardar-galinta barnaamijyadda horumarineed ee dowladda Britain ka tageerto Soomaaliya ee leh dhinacyada kala duwan sida gargaarka iyo amniga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here