WAR-SAXAAFADEED: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay Gogosha Wada-tashiga Siyaasiyiinta iyo Bulshada Rayidka

0
276

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Gogosha Wadatashiga Siyaasiinta iyo Hoggaamiyeyaasha Bulshada, taas oo ka furmi doonta magaalada Muqdisho 15-ka bishaan Juun 2025.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here