Guddiga KMG ah labada Aqal Baarlamaanka Somalia ee Miisaaniyadda 2022 oo Kulmay+Sawiro

0
360

Guddiga KMG ah ee labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo xilsaaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 oo maanta fadhigoodii 1aad yeeshay ayaa iska dhex doortay Guddoonka Guddiga, waxayna u dhacday sida soo socota:

1. Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux Guddoomiye

2. Senator Xassan Iidoow Maxamed (Kobac) Guddoomiye ku xigeen

3. Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur Xoghaye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here