Duqa Muqdisho oo agab caafimaad ku wareejiyay wasaaradda caafimaadka Dalka

0
587

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Flish) ayaa agab caafimaad ku wareejiyay wasaaraadda Caafimaadka DFS ,si wax looga qabto caabuqa COVID 19.ka.

Gudoomye Cumar Filish ayaa maamulka iyo dhaqaatiirta Isbitaalka Martiini uga mahadceliyay sida ay naftooda iyo waqtigooda ugu hureen badbaadinta bulshada la xanuunsaneysa caabuqa halista ah ee Coronavirus.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here