Maamulka G/Banaadir oo ganaax lacageed ku soo rogay dadka an wadan weji xirka

0
741

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray ganaaxyo lacageed oo laga qaadayo dadka aan istecmaalin Af-xerashada (Face Mask) si loogu hortago Caabuqa COVID19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here