Gudoomiye Basmo oo kulan la qaadatay ku xigeenada arrimaha bulshada ee degmooyinka G/Banaadir

0
1383
Gudoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa xafiiskeeda Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kula kulantay Gudoomiye ku-xigeenada Arrimaha Bulshada Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Waxeey ka wada hadleen ka wacyigalinta bulshada ee Cudurka Safmarenka ah ee Coved 19 iyo Sidii loo sare loogu qaadi lahaa nadafada, si loogu diyaar garoobo roobaab ka curta Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here