Taliyaha ciidanka ilaalada deegaanka Xamar oo ka badbaaday qarax loo dhigay

0
1248

Taliyaha ciidanka Ilaalada deegaanka Xamar Gaashaanle Sare Maxamed Caraboow Cali ayaa ka badbaaday qarax miino oo lalal eegtay gaarigiisa.

Inta la xaqiijiyay labo ka mid ah askari ilaaladiisa ah ayaa ku dhaawacmay qaraxa sid ay inoo xaqiijiyeen  dad goobjoogeyaal ah.

Taliye Maxamed Caraboow Cali ayaa ka badbaaday iskudaygaasi la doonayey in lagu Khaarajiyo.

Ciidamada ilaaladisa ayaa la sheegay inay rasaas fureen qaraxa kadib, balse wax khasaaro lama soo sheegin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here