Fariin u muhiim ah badbaada noloshaada iyo tan qoyskaaga

0
1405
Qof bedqaba ma jiro illaa dhammaanteen aan wada bedqabno.
Ku soo biir oo la wadaag asxaabtaada olalaha dhiire-gelinta qaadashada tallaalka cudurka dilaaga ah eeĀ #COVID19.
Si aad u muujiso taageeradaada fadlan saaro profile-kaaga Facebook mid ka mid ah sawiradaan hoose

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here