Ra’iisul Wasaare Roobe oo guddi farsamo u magacaabay ka soo talo bixinta qalalaasihii ka dhacay Muqdisho

0
1158

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Roobe ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka soo tala bixiya xal ka gaarista qalaalisihii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho.

Gudigaan la magacaabay ayaa waxaa ku jira Wasiiro, Xildhibaano, Senitaro iyo Taliye Ciidan, si  ciidanka dib loogu celiyo xeryahooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here