Dowladda hoose oo heshiis dhanka caafimaadka ah la saxiixatay Hay’adda Cesive

0
254

Waaxda caafimaadka iyo fayadhowrka dowladda hoose xamar ayaa heshiis wada shaqeyn oo dhanka caafimaadka ah la saxiixatay hey’adda Cesvi oo laga leeyahay dalka Taliyaaniga.

Hay’adda Cesive oo ka shaqyso arrimaha caafimaadka ayaa dowladda hoose kala shaqeyn doonta hormarinta adeegyada caafimaadka ee bulshada ku dhaqan Caasimaadda.

Agaasimaha Waaxda Caafimaadka D/hoose Maxamed Cadoow oo heshiiska u saxiixiya dowladda hoose ayaa kaga mahadceliyay hay’adda Cesvi taageerada ay siineyso shacabka ku dhaqan Caasimadda.

Waxuu xusay in heshiishaan uu waxab ka tari doono hormarinta adeegyada caafimaad ee caasomadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here