Warar Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo amarro dul-dhigtay Dhammaan Hay’adaha Dowladda Federaalka: WAREEGTO By admin - May 26, 2023 0 399 Share on Facebook Tweet on Twitter Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray wareegto ku socota dhammaan hay’adaha dowladda federaalka Soomaaliya, taasoo ku saabsan diiwaan-gelinta iyo xaqiijinta tirakoobka hantida danta guud ee kireysan.