Shirkii Muqdisho uga socday; Madaxda Qranka, Madaxda Maamulgoboleedyada iyo Maamulla Gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray war-mutiyeed ay qodobbadiisu ka mid yihiin; Hannaanka Doorashooyinka Dalka.
Haddaba, Akhris Warmurriyeedka kasoo baxay shirkii 6-aad ee golaha wadatashiga Qaran, waxa uuna u qornaa sidan:














