SAWIRRO: War-murtiyeed Wadajir ah oo laga soo saaray Shirka Madasha Ganacsiga Muqdisho: VIDEO

0
325

Shirka Madasha Ganacsiga Muqdisho ayaa maanta lasoo gabagabeeyay, waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 11-qodob, waxaana shirkan oo ay soo agaasimeen Maamulka Gobalka Banaadir iyo Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, waxaana ka qayb-galay, waaxyaha Rugta ganacsiga Soomaaliyeed, Jaamacadaha, heyadaha la talinta ganacsiga ka shaqeeya, Haweenka ganacsatada ah iyo Bulshada Rayidka ah.

Haddaba AKHRISO, War-saxaafadeedkii kasoo baxay shirka Madasha Ganacsiga Muqdisho:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here