Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Mas’uuliyiin kale oo shacabka badan kula ciiday Beerta Daarusalaam: SAWIRRO

0
488

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan wasiirro ka tirsan XFS, taliyaha ciidanka vooliiska Soomaaliyeed, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir, Xoghayaha guud ee Gobolka iyo qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka ayaa maanta deegaanka Daarausalaam maalintii labaad ee Ciida Adxa kula ciideystay kumannaan shacab ah oo ka kala yimid degmooyinka iyo deegaannada Caasimadda.

Sidoo kale, Mas’uuliyiintan ayaa shacabkii ay ku booqdeen deegaanka Daarusalaam ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxa, isla markaana u rajeeyay in sanadkan kiisa xiga uu Alle nagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo, caafimaad iyo midnimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here