Allaha unaxariistee Waxaa Dalka Hindiya ku Geeriyootay Marxuumad Senator Jawaahir Cilmi oo Maalmihii Lasoo dhaafay ku Xanuunsaneysay Magaaladda Muqdisho.
Maamo Jawaahir Allaha Unaxariistee Waxey aheyd Qof Si weyn looga garanayo Gabi ahaanba Deegaamadda Soomaalida.