Madaxweynaha Dalka oo Shaaciyay in la Qabanayo Kulamo ay Shacabku ka Qaybgeli doonaan: VIDEO

0
272

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbadii maanta kaga hadlay kulanka Wadatashiga ee uu la qaatay Madaxdii hore ee dalka soo maray, ayaa sheegay in la qaban doono kulammo kale oo wadatshi ah oo ra’yiyadooda ka dhiiban doonaan bulshada qaybaheeda kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here