Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ethiopia u fadhiya dalka Soomaaliya Amb. Cabdifataax Cabdullaahi Xasan oo dhawaan Dowladiisa ay usoo Magacawday dalka Soomaaliya.













