Ra’isul Wasaaraha XFS oo London kaga qeyb galay falanqeyn ku saabsan waxbarashada.

0
719

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxmed Xuseen Rooble ayaa hadal ka jeediyay shirka Caalamiga ee Waxbarshada ee London isaga oo tilmaamay in khilaafaadka iyo masiibooyinka dabiiciga ee ka jiray Soomaaliya sanado badan ay si weyn u ragaadiyeen waxbarshada gaar ahaan xilligii uu sida weyn uu sare u kacay Cudruka Carona dunida oo dhan taa oo ay Soomaaliya u dheer tahay dagaal kula jirta kooxda argagaxisada ee Alshabaab.

Ra’isul Wasaare Rooble ayaa sidoo kale waxa uu falanqeyn kala qeyb galay Madaxweynayaasha Seralione ,Niger iyo Agaasimaha Guud ee Unesco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here