Doorashada Aqalka Sare oo Maanta ka dhacday Magaalad Kismaayo.

0
755

Ilyaas Badal Gaboose ayaa noqday Senatarkii u horreeyay ee loo doortay Kursiga Aqalka sare Baarlamaanka 11aad ee Federaalka Soomaaliya, kaddib doorasho ka dhacday Kismaayo oo Xildhibaannada Dowlad Goboleedka Jubbaland doorteen.

C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa moqday Sanatarkii labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad oo maanta lagu doortay Kismaayo.

Halka Cabdirisaaq Maxamed Cismaan uu noqday kii 3aad ee xubnaha Aqalka sare Baarlamaanka doorashada ka dhacday  Magaalada Kismaayo.

Ugu danbeyntiina Iftiin Xasan Baasto ayaa Noqday Sanatarkii Afraad ee soo baxa kuraasta Aqalka sare, Kadib markii uu Tanaasulay Musharaxii Kula Tartamaayay Kursiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here