Hay’adda UNFPA oo ka Qayb-qaadatay Dhismaha Bangiga dhiigga oo laga Hirgeliyay Muqdisho: MUUQAAL

0
269

Hay’adda UNFPA iyo Dowladda Sweden ayaa magaalada Muqdisho ka hirgeliyay bangiga dhiigga muddo 32-sano kaddib, waxaa tani ay qayb ka tahay dib u xoojinta caaimaadka dalka.

Madaxda Dowladda Somalia iyo xubno ka socday Hay’adda UNFPA oo hadallo kala duwan ka jeediyay munaasabadda xarigg jarka ayaa sheegay in tallaabadan ay qayb ka tahay mid lagu horumarinayo caafimaadka guud ee dalka.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here