Madaxda hay,adda TIKA iyo Machadka tababarka D/hoose oo kulmay

0
1928

Maareeyaha Machadka Dowladda Hoose ee Muqdisho Mr. Cumar Cabdullahi Cumar ayaa kulan la qaatay Madaxa TIKA Somalia Mr. Ilhami Turus oo dhawaan xafiiska loo soo magacaabay.

Labada Masuul ayaa ka wada hadlay sidii xiriir wanaagsani u dhex mari lahaa Machadka tababarka Dowladda hoose iyo Hey’adda TIKA.

Mr. Cumar ayaa ka warbixiyahay howlaha Machadka tababarka Dowladda hoose oo fuliyey tababaro badan mudadii sanadka aheyd ee uu jirey.
Gebagebadii kulanka waxa uu Madaxa TIKA ballan qaaday in uu taageerayo howlaha Machadka Tababarka iyo guud ahaan dowladda hoose ee Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here