Gudoomiyaha Degmada Heliwaa iyo Xubno ka tirsan Maamulka Degmadas oo Hoolo Kormeer iyo Nadaafad isugu jira ka sameeyay Waaxyaha Dagmada Heliwaa ee ka koobantahay./Sawiro.

0
1130

Gudoomiyaha Degmada Heliwaa ee Maamulka Gobolka Banaadir MD Mirre Salaad Dhuxuloow iyo Xubno ka tirsan Maamulka Degmadas ayaa Maanta Hoolo isugu jira Kormeer sare loogu qaadayay Nadaafada iyo Bilic soo celinta, laguna Dardargelinayey shaqooyinka baaxada weyn ee ka socda Degmada ka sameeyay inta badan waaxyaha Dagmada Heliwaa ee ka koobantahay.

Dhamaan goobaha Kormeerka ay ku dul istaagayn ayaa waxaa kamid ah Xaruntii Degmada Heliwaa Ee Waxar-Cade oo Maamulka Degmada Heliwaa ay ka qabaan rajo wanaagsan oo ku Aadan in ay dib u dhisaan, MCH-ka Waaxda Waxar-Cade, Schoolkii Waxar-Cade, Xaruntii Agoonta (SOS).

Maamulka Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka go’an u qiidmeynta iyo Horumarinta Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Shacabka ku dhaqan Degmadas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here