Guddoomiye Yabooh oo wafdi ka socday hay’ada Save the Children la yeeshay kulan looga hadlay arrimo badan: SAWIRRO

0
370

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobollka Bnaadir, Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda Save the children iyo xubno ka socday warbaahinta caalamka, kuwaas oo uu kuur-galayay xaaladaha amniga, caafimaadka iyo waxbarashada ee bulshada ku nool gobolka Banaadir, gaar ahaan dadka barakacayaasha ah.

Guddoomiye Yabooh waxaa kulanka ku wehliyay xoghayaha guud iyo agaasimaha caafimaadka gobolka Banaadir.

Ugu dambeyn, Guddoomiye ku-xigeenka ayaa sawir guud ka bixiyay soo kabashada kaabayaasha dhaqaale, aminga iyo gabi ahaan adeegyada bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here