Digniin laga soo saaray ka ganacsiga gargaarka Bani’aadanimo ee loogu Deeqo Bulshada Nugul: AKHRISO QORAAL

0
347

Hay’adda maareynta musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, wasaaradaha gargaarka dowladd-goboleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa soo saaray go’aan mamnuucaya in laga ganacsado gargaarka bini’aadamnimo ee dalka la keeno, si looga hortago in la masuqmaasuqo gargaarka, kulan ay ku yeesheen magaalaga Muqdisho.

Kulanka waxaa maamulka gobolka Banaadir ku metelayay agaasimaha waaxda samafalka iyo maareynta musiibooyinka Muxyadiin Oogle.

Haddaba, AKHRISO qoraal ku saabsan arrintan oo ay ku qoran afafka Soomaaliga iyo Ingiriiska:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here