Guddoomiyaha G/Banadir Oo Kormeer ku tagay Xarunta Dab Damiska iyo Gaadiidka D/Hoose+Sawiro

0
325

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Dab-damiska iyo Gaadiidka Dowladda Hoose ee Xamar, si uu ugu kuurgalo Howlaha shaqo ee loo haayo Bulshada ku dhaqan Caasimadda.

Guddoomiyaha ayaa howlwadeena Dab-damiska iyo Gaadiidka Dowladda Hoose ee Xamar ka dhageystay howl maalmeedyada iyo caqabadaha shaqo, Asigoona kula dardaarmay in ay sii laba jibaaraan howlaha adag oo ay u haayaan Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here