AKHRISO: Bayaan kasoo baxay Madasha GHACOF 65 oo looga digay isbedel cimilo oo kusoo wajahan Bariga Afrika

0
379

Madasha GHACOF ee urur goboleedka IGAD ayaa shir ay yeelatay Maanta waxa ay kasoo saaray qoraal digniin cimilo oo laga baqfin qabo inay ka dhacdo dalalka Bariga Afrika.

War-saxaafadeedka madasha GHACOF65 ayaa markii ugu horreysay gunnaadka shirka wuxuu kusoo baxay Afkeenna Hooyo ee Soomaaliya.

Daddaal dheer iyo juhdi badan ayaa galay in macluumadka gobolka kasoo baxo ay gaarto bulshada qeybahaheeda kala duwan ee miyiga iyo magaalo ku sugan.

Haddaba, halkaan ka Akhriso bayaanka madasha GHACOF65;

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here