Guddoomiye Yabooh iyo Taliyaha Booliiska oo xariga ka jaray saldhiga Degmada Yaaqshiid oo dayactir lagu sameeyay: SAWIRRO + MUUQAALLO

0
387

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmad Firin, ayaa xariga ka jaray dhismaha saldhigga booliiska degmada Yaaqshiid oo dib u dayactir lagu sameeyay, xarig-jarkan waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiyaha degmada iyo taliyaha saldhigga.

Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku ammaanay maamulka iyo shacabka degmada Yaaqshiid sida ay isku xil-qameen oo ay u dhisanayaan goobaha loogu shaqeeyo shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here