Xafiiska Hanti-dhawrka Guud oo amar ku bixiyay in lasoo celiyo Gaadiidka Hay’adda Dowladda

0
262

Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka Soomaaliyeed oo ka duulaya ilaalinta iyo maamul-wanaagga hantida dowladda ayaa ku wargelinaya mas’uuliyiinta halkan hoose ku xusan inay si dhaqso ah u celiyaan gaadiidka dowladda ee ku jira gacantooda.

Amarkan ayaa noqonayaa midkii labaad ee xafiiskan uu soo saaray, waxaana xubno ka tirsanaa dowladda federaalka Somalia ay dib u soo celiyeen, laakiinse waxaa jira mas’uuliyiin aan weli soo celin hantida dadweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here