Maamulka degmada Kaxda oo xariga ka jaray hotel cusub

0
880

Maamulka degmada Kaxda oo xariga ka jaray hotel cusub oo laga hirgeliyay degmada Kaxda, si loo xoojiyo hormada degmada.

Guddomiyaha Maamulka Degmada Degmada kaxda Mudane Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in hotelkaan uu wabadan ku soo kordhin doono deegaanka.

Wuxuu u mahadceliyay ganacsatada ku dhiiratay hirgelinka hotelkaan casiga ah, isaga oo ganacsatada kale ugu baaqay inay maalgashi ku sameeyaan deegmada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here