Natiijooyinka kulamadi maanta ee tartanka kubbadda cagta degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir 2021.
Group C:
Degmada Xamar Jajab ayaa 2-1 uga badisay deegaanka Daarusalaam oo ay garoonka Injineer Yariisow ku yeesheen kulankii 33aad ee tartanka.
dhanka kale degmada Kaaraan ayaa 4-1 uga badisay degmada Kaxda oo ay garoonka cayaaraha Muqdisho ku yeesheen kulanki 34 aad ee tartanka.
Group C oo kulamadiisa lasoo gboga-beeyay waxaa kaalinta 1aad kusoo baxday degmada Kaaraan, halka ay degmada Xamar Jajab kaalinta labaad kusoo baxday.
Kala sarreynta group C
1.Kaaraan 4 kulan 8dhibcood
2- Xamar Jajab 4 kulan 7 dhibcood
3 – Hodon 4 kulan 5 dhibcood
4- Kaxda 4 kukan 4 dhibcood
5- Daarusalaam 4 kulan 2 dhibcood













