Warar Doorashada 5-kursi ee beelaha Banaadiriga ah oo la shaaciyay By admin - December 14, 2021 0 853 Share on Facebook Tweet on Twitter Guddiga maamulka Doorashada kuraasta Banaadiriga ayaa shaaciyay qabashada shanta kursi ee Gollaha Shacabka.