Shirweynaha hiigsiga caasimadda oo ka furmay Muqdisho

0
1044

Shirweynahaan ayaa Waxaa qayb ka ah qaybaha kala duwan ee bulshada sida dhalinyarada, Haweenka, bulshada rayidka, ganacsatada, ardayda Jaamacadaha iyo dadka baahiyaha gaarka ah leh.

Shir-weynahan ayaa socon doono 3-da maalin ee soo socoto waxaana looga wada hadli doonaa arrimo ay ugu muhiimsan yihiin:-
1. Bey’ada iyo la qabsiga cimilada
2. Kobcinta dhaqaaaha
3. Adeegyada bulshada iyo guryeeynta
4. Amniga iyo badqabka bulshada
5. Kaabayaadha isku socodka

Waxaa gabagabada la filinayaa in Shirka ka dib uu Maamulka soo saari doono warbixinta Hiigsiga Caasimadda ee mudada fulintiisu noqon doono 2022 ilaa 2030 ka oo ah Hiigsiga fog ee Caasimadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here