Guddoomiye Cumar Filish oo Guddoomiye kulanka Degmooyinka./Sawiro.

0
394

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Degmooyinka gobolka Banaadir oo Ka dhacay Xarunta Aqalka dowladda Hoose ee Xamar.

Shirka waxaa looga hadlay xaaladda Aminga, Siyaasadda iyo dardar galinta dhakhliyada.

Guddoomiye Ku xigeenka arimaha bulshada Maama Basma Caamir Axmed iyo Agaasimaha Xiriirka Degmooyinka Muqtaar Maxamed Dhegacade ayaa kulanka Ku wehliyey Madaxda Degmooyinka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here