Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Shirka golaha wadatashiga qaran oo maanta Muqdisho ka furmay/Sawiro.

0
25

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mdane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar (Filish) ayaa ka qeyb galay shirka golaha wadatashiga qaranka oo ka furmay xarunta ciidanka cirka.

 

Waxa kulanka shir guddoominaya Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxmed Xuseen Rooble waxaana ka qeyb gelaya oo jooga madasha dhamaan Madaxda dowladaha xubnaha ka ah Dowladda dhexe ee Soomaaliya.

 

Ujeedka shirka ayaa ah dardargelinta doorashooyinka dalka oo mudo soo jiitamayey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here