Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo caawa ka qeyb galay Munaasabad lagu gudoonsiinayay koobkii ay ku guuleysteen Degmada Dharkeenleey/Sawiro.

0
24

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay Munaasabad lagu gudoomsiinayay koobkii ay ku gulesteen Degmada dharkeenleey ee gobolka Banaadir.

Munasabadaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay  xildhibaano, Gudoomiye ku Xigeenka dhinaca arrimaha bulshada iyo wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir,Agaasimayaal ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ,Gudoomiyaasha Degmooyinka iyo Marti sharaf kala duwan.

Ugu danbeyn Duqa Muqdisho ayaa ugu hambalyeyay Degmada dharkenleey koobkii ay kaga guuleysteen Degmooyinka iyo Degaanada Gobolka Banaadir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here