Madaxweyne Xasan oo Dalka Jabuuti kaga Qayb-galay Wadahadallada DF Somalia iyo Somaliland: SAWIRRO

0
447

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Jabuuti kaga qayb-galay, furitaanka Shirka Wadahadallada DF Soomaaliya iyo Soomaaliland.

Shirka waxaa qayb ka ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here