Shirkii Golaha Wasiirrada XFS oo lagu Ansxiyay Hindise Sharciyeed muhiim ah oo muddo dheer la sugayay: SAWIRRO

0
286

Golaha Wasiirrada Xukuumada Federaalka Somalia oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxa ayna ku ansixiyeen Hindise Sharciyeedka Danbiyada Kufsiga iyo anshax-xumada oo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed.

Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sidoo kale lagu ansixiyey heshiiska caalamiga ah ee da’da ugu yar ee shaqada iyo heshiis is-afgarad ee u dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Ciraaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here