Hantidhawraha Qaran oo ka Qeyb Galay Shirka ka Dhacay Gambia+Sawiro

0
391

Hantidhawraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka Shirka 18aad ee Golaha Maamulka ee Ururka Hay’adaha Hantidhawrada Afrika (AFROSAI-E) oo sannadkan ka dhacaya magaalada Banjul ee dalka The Gambia.

Shirkan oo socon doona muddo 4 maalmood ayna qayb ka yihiin Hantidhawrayaasha Guud ee dalalka ku midaysan Ururka AFROSAI-E ayaa lagu qaadaa dhigi doonaa sare u qaadista isla-xisaabtanka iyo hoos u dhigidda musuqa iyada oo loo marayo xoojinta baarista hantidhawrista ku salaysan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here