Ra’iisul Wasaare Xamae oo Safar uu ku dhiirri-gelinayo ciidamada Qaranka ku tagay Jubbaland: SAWIRRO

0
417

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ku tagay Jubbaland booqasho uu ku dhiirri-gelinayo guusha taariikhiga ah ee ciidanka Qaranka ee qalabka sida ay ka soo hoyeen dagaalladii ay dhawaan kula galeen kooxaha Khawaarijta ah deegaannada Jubaland.

Safarkan ayaa noqonaya kii labaad oo uu Ra’iisul Wasaare Xamse ku tago Jubbaland, balse safarkaan ayaa ka duwan kii hore oo ahaa booqasho indho-indheyn ah, halka safarkan uu yahay mid uu ku dhiirri-gelinayo ciidamada Qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here