Raiisal Wasaare Rooble oo shir Guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiiradda+Sawiro

0
638

Shirka Golaha Wasiirrada XFS oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyay Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda, Hindise sharciyeedka kalluumeysiga iyo Siyaasadda maamulka howlaha hay’adaha samafalka islaamiga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here