Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo la Kulmay Safiirka itoobiya Somali u Fadhiya+Sawiro

0
398

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan.

Safiirka ayaa ayaa Guddoomiyaha ugu yimid salaan iyo hambalyo ku aaddan dib u doorashadiisa, waxayna ka wada hadleen adkaynta xiriirka diblumaasiyaddeed ee labada Dal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here