Guddoomiyaasha Laba Aqal ee BFS oo la Kulmay Guddigii Doorashada Madaxweynaha+Sawiro

0
304

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka JFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahiy iyo mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la yeeshay guddigii doorashooyinka madaxweynaha JFS.

Guddoonka oo bogaadiyay hufnaanta shaqadii guddiga ayaa wadajir ugu mahad celiyay guddiga sidii ay u hirgaliyeen jadwalkii doorashada Isla markaana u maamuleen doorashadii madaxweynaha JFS .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here