Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Wafdi uu la socdo oo u Ambabaxay Baydhabo

0
375

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo ay wehliyaan Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mudane Saalax Jaamac iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa u ambabaxay magaalada Baydhabo oo ay  kaga qayb-galayaan shirka Golaha Wadataashiga Qaranka.

Wafdi hordhac ah oo ka socda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay gaaray magaalada Baydhabo, waxaana la filayaa in wufuud kale ay gaaraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here