Ra’iisal Wasaaraha Xilgaarsiinta oo Booqday Madaxweynaha JFS+Sawiro

0
30

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqasho ugu tagay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta xafiiska la wareegay, isagoo warbixin ka siiyay socdaalkii uu ku tagay dalka Imaaraadka Carabta iyo habsami u socodka howlaha xukuumadda .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here